Lanta Buuro oo aay soo gaareen Ciidamada DKMG iyo AMISOM.


Dagaalo aad u qoraar ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ka bilowdeen qeybo ka mid ah Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkani ayaa waxaa sida la sheegay soo qaaday ciidamo ka tirsan DKMG ah iyo Ciidamada AMISOM oo is kaashanayo, iyadoo sidoo kale wararku aay intaasi ku darayaan in aay ciidamadani gaareen Xerada Laanta Buure oo saldhig weyn u aheyd Xarakada Shababul Mujaahidiin.

Saraakiil ka tirsan Dowlada Somalia ayaa sheegay in aay sii wadi doonaan dagaalka aay saakay qaadeen ilaa aay ka gaaraan Magalada Marka. waxaa mudooyinkaan dambe socday duulaano aay wado DKMG oo aay ku dooneyso in aay ku xaqiijiso amaanka dhamaan gobolada Somalia.

DKMG ah oo digniin culus u jeedisay Idaacadaha magaalada Muqdisho.


Saraakiisha DKMG ayaa Digniin culus u jeediyay Warbaahinta Muqdisho ee aan sida tooska ah u hoostagin DKMG, kuwaas oo looga digay inay Baahiyaan wararka ku aadan Dagaallada iyo Qaraxyada lala beegsanayo Xarumaha DKMG iyo kuwa Afrikaanta ah ee garabka siinaya, arintaas oo ay ku macneeyeen inay Caqabad ku tahay sheegashadooda ah inay Muqdisho tahay meel nabad ah oo aysan Mujaahidiintu saamayn ku lahayn. Read the rest of this entry

Waaliga Jubbooyinka oo ka hadlay qabsashada Afmadoow.


Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka Sh.Xudayfa Cabdi Raxmaan aya caawa fah-faahin ka bixiyay Dagaallo maanta ka dhacay Duleedka Afmadoow iyo Qabsashadii cadawgu uu qabsaday Magaalada, isagoo sheegay in Mujaahidiintu ay dhan walba ka jiraan Magaalada isla markaana Cadawgu uusan wax aan dhibaato ahayn kala kulmi doonin qabsashada Afmadoow. Read the rest of this entry

Mujaahidiinta Taliban Afghanistan oo Camaliyah Istish-hadiya ku dilay Gidoomiye dagmo.


Mujaahidiinta Talibaan ee Afghanistan ayaa maalin ka hor camaliyah istish-hadiya ku dilay Gidoomiye Degmo ka tirsan Gobalka Kandahar ee Waqooyiga Afghanistan. Read the rest of this entry

Saraakiil Kenyan ah oo laga Afduubtay Northern Frontier Dictricts (NFD) oo la sheegay in la geeyay Magaladda Muqdisho


Warar la isla dhexmarayo oo si aad ah ay u hadal hayaan taageerayaasha Mujaahidiinta Somalaiya ayaa sheegaya in saraakiil Kenyaati ah oo dhawaan lagusoo qabsaday Howlgal ka dhacay gudaha NFD loosoo talaabiyay dhanka magaalada Muqdisho. Read the rest of this entry

Walaalaha Mujaahidiinta Soomaaliya oo magacaabay Hogaamiyaha Guutada Fozaul ee Kenya


Walaalaha mujaahidiinta Shabaab ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay maalmo ka hor ku magacaabay hogaamiyaha Guutadda Fozul ee ka dagaalameysa Kenya. Read the rest of this entry

Mareykanka oo Al Qaeda Kurdish Battalion ku daray liiska kooxaha gaalada neceb.


Qarar uu tirsigiisu yahay 13224 oo ka soo baxay Saliibiyinta Mareykanka ayaa lagu sheegay in kooxda Mujaahidiinta Al Qaacida ee Kurdish Battalion lagu daray liiska kooxaha neceb gaalada ee lagu sheego argagixiso.
Qaraarkani ayaa saamaxaya in Hantida kooxdaasi la xibano isla markaana la xadido dhaqdhaqaaqa ganacsi ee shaqsi walba oo kooxdaasi xubin ka ah.
Dhaq dhaqaaqa Kurdish Battalion ayaa dhidabada loo taagay 2007-di waxaa uuna dhaq dhaqaaqani ka howl galaa xaduuda Iiran iyo Ciraaq. Read the rest of this entry

Qarax goor dhaw ka dhacay Damascus.


Qarax aad u culus oo la sheegay in uu fuliyay quf naftii hure ah ayaa maanta ka dhacay Caasimada Syria ee Damascus qaraxaasi oo sababay dhimashada 25 ruux iyo dhaawac intaasi ka badan.
Qaraxani ayaa waxaa uu ka dhacay meel u dhaw school lagu magacaabo Maiden. ” warar hor u dhac ah ayaa qeexaya in quf naftiis hure ah uu isku qarxiyay bar Taraafiko oo u dhaw school-ka Maiden” waxaa sidaasi tabiyay Television-ka Dalkaasi. Read the rest of this entry

Xarakada Mujaahidíinta Shabaab oo isticdaadkii ugu dambeeyay ku jirta.


Xarakada Mujaahidiinta Shabaab ee ka dagaalanta Bari Afrika Gaar ahaan Somalia ayaa u sii diyaar garoobeysa dagaalada wadanka ku soo food leh oo ay damacsan yihiin dowladaha Kiristanka ah ee Muslimta Soomalia la diriska ah. Read the rest of this entry

Mujaahidiinta Ansaarul Islaam oo magacawday Hogaamiye cusub.


Mujaahidiinta Ansaarul Islaam oo ka mid ah garabka Al-Qacida ee Koonfurta Ciraaq ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen Hogaamiye cusub iyagoo sidoo kale shaaca ka qaaday in ay badasheen Astaantoodii. Read the rest of this entry

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.