Daily Archives: July 1, 2017

XASAASI: AMISOM oo Shaqo La’aan Ah Iyo Ciidanka Xoogga Dalka Oo..


Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo oo loogu naaneyso dowladdii ciidanka ayaa hadda waxay shaqo la’aan ka dhigtay ciidamada AMISOM ee qandaraaska ku qaatay Read the rest of this entry

Maxkamada Ciidamada Puntland Oo Dil Ku Fulisay 7 Nin Oo Ka Tirasanaa Al-shabaab


Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu toogtay 7 rag ah oo dhalinyaro u badan oo horay maxkamada ciidamada Puntland ugu xukuntay dil toogasho. Read the rest of this entry

Trump: Fudaydka Kuuriyada Woqooyi waa in laga falceliyaa


Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in sannadihii dulqaadka istiraatijiyadeed ee lagaga dhur sugayey Kuuriyada Woqooyi ay dhamaadeen oo guul darraysteen. Read the rest of this entry

Duqa London oo codsi u diray Ra’iisalwasaaraha


Duqa magaalada London ayaa ku boorriyay Theresa May inay magacawdo wakiillo maamula deegaannada Kensington iyo Chelsea kaddib markii hoggaamiyaha deegaannadaas uu isu casilay dabkii Grenfell Tower. Read the rest of this entry

Marine Le Pen oo uu baaritaan ku socdo


Haweeneyda hogaamisa xisbiga midig fog ee National Front ee dalka Faransiiska, Marine Le Pen ayaa waxaa ku socda baaritaan ah in ay lunsatay lacag uu siiyay baarlamaanka Yurub. Read the rest of this entry

Hogaamiyaha Hong Kong oo xilka loo dhaariyay


Madaxweynaha dalka Shiinaha ayaa ka qaybgalay dhaarinta xafladda hogaamiyaha cusub ee Hong Kong, Carrie Lam, xili la xusayo 20 guuradii ka soo wareegtay marka Britain ay ku wareejisay Shiinaha. Read the rest of this entry

‘Maalintii arooskayga ayaa la i kufsaday’


Labo masiibo ayaa maalintaas qabsatay gabadhan yar oo baadari ka ahayd Nairobi, laakiin way badbaaday. Read the rest of this entry

Waraaqo digniin ah oo loo daadiyey dadweynaha ku hadhay Mosul, Ciraaq


Xafiiska Qaramada Midoobay ee guddiga xuquuqda aadanaha ayaa carabka ku dhuftay in waraaqo loo qaybiyey qoysaska ku dhaqan magaalada Mosul ee dalka Ciraaq Read the rest of this entry

Messi oo guursaday saaxibtii


Xiddiga kubadda cagta ee u dhashay dalka Argentina, Lionel Messi, ayaa guursaday saaxiibtii ay sanadaha badan wada socdeen, Antonela Roccuzzo, waxaana arooskooda uu ka dhacay magaalada ay kasoo jeedaan ee Rosario. Read the rest of this entry

Koox daroogada ka ganacsata oo diyaarado aan duuliye lahayn adeegsaday


Shabakad daroogada ka ganacsata oo caalami ah ayaa adeegsatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay ugu suuragasho in ay la socdaan dhaqdhaqaaqa booliiska. Read the rest of this entry